SALAAM GUYS
Register Binance https://www.binance.com/en/activity/referral-entry?fromActivityPage=true&ref=LIMIT_HNR3E4IO
JOIN OUR TELEGRAM GROUP https://t.me/gellebashir
AQRI- 5 Online Passive Income https://gellebashir.com/2021/06/25/5-…
JOIN MY 1 WEEK COURSE https://gelleschool.thinkific.com/cou…
FOLLOW ME ON INSTAGRAM https://www.instagram.com/gelle_bashir/
SUBSCRIBE GUYS
THANKS
Youtube
Walahi this is so well made.The explanation was on point and i understood every detail.Thank you so much for clearing my doubts
Gelle Bashir masulka sare waana ku farxsanhya shaaqad
poor think about what they can buy with their money, rich people think about what they can invest in with their money.
soomaliya wuu diida szb
litcoin kawaran isaga sxb
saaxiib sifiican uma fahmin ee ifahansii
Asc wll gelle video gaagan laba bilood kedib ayaan usoo baahday markaan arkay muhiimada iyo faaidada uu leeyahay
Mrkaa wll waxaan ku weydiin lahaa markaad maal gashato crypto mid kamid ah faaidada intee inleeg ayaad ku helaysaa ma wakhti go anbaa la qaata mise markiiba way kuu bilaabmaysaa mahadsanid 🤗
Austria Hada Waa hal Debit card Iyo Kreditkarte Hal card laga dhigay Ee Mastercard Waa -3000€ inaa isticmaali kartid
Ustad Lacag Markan U Bahdo Makala Bixi Kara Mida Kale Waqti Kasta Ma Lasocon Kara Lacagtayda Inta Ku Korodhay
Sxb FB maleeedahay
Walal inan kula hadla raba Xagee kala so xariira adigo rali ah?
Mr Reza Aswin is indeed a forex lord. With my first deposit of $1000 I got a payout of $8500 in a week
Waxaan ahay qofkii soomaaliyeed ee ugu horeeyey crypto gala fadlan ila soo xiriir si,aan uga sheekaysano
Masha allah i like it how do I start walalo
Saxib mar horaa saaray like ta ka hor intaa video ga daawan aaba like 👍 ta ku qabtaa
Thanks saxiib wa video fiican
Shiba waa coin xaaraan ah sxb
Can you do some vids on Chubs Inu?
I'm obsessed virtual investing and somehow I have no much idea how it works. I hope I will get some clue during watching your videos thanks brother from Yiwu china.
Wlala xagen kala soo xiriiaaa
Wlala mcn soomali maka shqyeyaa
Trust wallet ka ma ka iibsan kara?
Zxp Dadka wad walaysa
Sideen app ulasoo dagaa bro
Meqa lacg ugu yar oo lgu maal gashtaa
Dogecoin baa hada ku jiraa
Wllo ba side an ku heli kara ma nubarkaga so qora
Asc wllo wn ku bahanaya ee xagee laga la so xidhiidh
Dear bro I have money so tel me how to with
NFT maad kaso hadashid masuul
Sharaxaad naga sii