NFT|Sidee wiilashan yaryar u sameeyeen malaayiin dollar



NFT |Sidee wiilashan yaryar u sameeyeen malaayiin dollar

#ogaal_cusub

Youtube

Compruebe también

NFTs: Warum der irre Hype um jeden Pixel? | Doku | beta stories | BR

Diese Doku zeigt, was hinter dem Hype um NFTs steckt und ist der zweite Teil …

48 comentarios

  1. asc wllo igacaawi sidaan usamysanlahaa

  2. Qof somaliya kunool makafaaidaysankaro sababto ah magaranayno Sida lacagta loga soo baxo ama loo isticmaalo

  3. Nala wadaag walaal meesha laga hello barnaamijka ee laga helli karo

  4. Codkaga macankisa iyo sidan ujeclahay lagama ahekayn karo wan kudhagaysta marwalipa❣❣❣❣

  5. Wr dadkaan maxaa ka khaldan ogaal cusub codkiiisa amaaneysaan intaad leedihiina codkaaga waa qurux ma ahan in aad ku mashquusho lkin waaa in aad ka faaideysato wxa uu soo gudbiyey mgarateen asxaabta comments ka 😄 😂

  6. Wll muuqaal nogaso samee sida aad website yada aad sheegayso laysaga diwan geliyo

  7. Webdite ka lagu iibiyo inoo sheeg wll

  8. Laba su'aalood uun baa furan.
    1. Adigu maxaad u baran wayday maadaama uu faaiidadaa leeyahay?
    2. Sidee ayaynu Soomaali ahaan u baran karnaa?
    Fadlan labadaa iiga soo jawaab!

  9. Zxp halkee laga maraa tolow 🤔🤔🤔

  10. M…allah tankiz zxp waa riyo riyootinkayga ka mid ahayd ayad i tustay

  11. Ka soo waran sxp qabka uu u shàqeeyó

  12. Sida la iskaga diwan galiyo website kan noo soo gali wllo plz 🥺😊

  13. Aaar galaa nacala idinku taal dheh fiiri wax an qiimo laheyn ayay lacagtoda ku dhameynayan kkkk

  14. Sideelo samestaa wabsedka sawerada iisheg pzl

  15. Sxp ka soo hadal dagaalka socdo ruushka iyo yugreen

  16. wiilkan codka dahabiga ah leh wuxuu inoo soo gudbiyaa muuqaalo aad iyo aad muhiim u ah, si uu shaqadaas inoogu sii wado wuxuu inooga baahan yahay inaan ku dhiiri gelinno sidii aan u gaadhsiin lahayn 200K.

  17. Hadaa hadanu wax sodhigin waxaan ku ceshada kuwisi hore

  18. war anpa 1000 dollar paan kahelee 😁✌️

  19. NFT SIDE LO ISTICALA SXP IYO SIDE LA ISKA DIWAN GALIYA

  20. Waa xagee goobta lagu,iibiniyaa ma,application baa mise website sideeeh…? Wll.

  21. MZHA ALAAH BEST VOICE💖🌷 ANOTHER LEVEL

  22. Keep going bro ogaal cusup 🤗 💪 💯

  23. Asc wllyal mar walba waa laga fcn yahy in aad qofka codkiisa ku mashquushid ee wax cuzub hdd heysaan meshan kusoo bandhiga ama kusii dhiiriya walaalkiin waxaa laga yaabaa heerkaan uu taagan yahy mid ka sareeyo in uu noo istaago🙏💞

  24. #qisada jaden smith kaso hadal please 😭😭😭💔

Deja una respuesta

Tu dirección de correo electrónico no será publicada. Los campos obligatorios están marcados con *